Xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayay wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada oo lagu qabtay Hargeysa

Tuesday December 24, 2024 - 19:09:35
0 Comments
131
Super Admin
Hargeysa (Xisbiga Waddani) Salaadiinta. Aqoonyahanka. Cullimada, Xildhibaanada golaha Wakiilada Iyo Madaxdhaqameed tiro badan ayaa Ka soo qayb galay Xaflad lagu maamuusay Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyio Isbedelka Cimilada, Cabdilaahi Jaamac (Geel Jire) Iyo Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Cismaan Afgaab. kaas oo uu Martiqaadka fidiyay Ganacsade Cabdiraxman Haldil

Leave a comment