Marwada Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Marwo Farduus Maxamed Rooble ayaa maanta Xarunta Dhexe ee xisbiga kulan balaadhan kula qaadatay Garabbada Haweenka heer Qaran, heer gobol, heer degmo iyo taageerayaal badan. kulanka ayaa daarna dardar gelinta arrimaha doorashooyinka gaar ahaanna wacyigelinta qaadashada kaadhka codbixinta ee dhawaan bilaamaya.

Thursday November 19, 2020 - 15:16:32
0 Comments
891
Xisbiga WADDANI

Leave a comment