Hargeysa (Xisbiga waddani) Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani, Khadar Xusen Cabdi iyo Xoghayaha Maaliyadda ee Xisbiga Waddani ayaa qaabilay Prof Aamina Adam Mire Waqaf, oo ah khabiir Caafimaad oo ku takhasustay Hooyada iyo dhallaaanka.