Hargeysa (Xisbiga Waddani) Sideed xildhibaan oo ka tirsan golaha deeganka magaalada BURCO isla markaana uu hogaaminaayo Maayar ku xigeenkoodu ayaa caawa kulan booqasho , salaan iyo duco ah ugu yimid madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal Cirro
Xildhibaanadan oo dhamantood ka tirsan Xisbiga WADDANI ayaa qeyb weyn ku lahaa isbedelkii Somaliland ka dhacay