Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo u mahad celiyay Shacabka Somaliland

Wednesday November 20, 2024 - 02:03:59
0 Comments
40
Super Admin
Hargeysa (Xisbiga Waddani) Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland ku guulaystay, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa u mahad celiyay dhamaan shacabka somaliland sidii fiicnayd ee ay ugu soo baxeen doorashadii Madaxtooyada iyo Ururada Siyaasada ee dhawaan ka qabsoontay dalka. sido kale Gudoomiye Xirsi waxa uu u mahad naqay taageerayaasha xisbiga waddani sidii baaxada lahayd ee ay codkooda u siiyeen Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Xisbiga Waddani.

Leave a comment