Guddoomiyaha garabka haweenka ee gobolka maroodi jeex ee xisbiga WADDANI Marwo Foosiya Maxamed Xirsi (Xaddiyo) Ayaa xafiiska gobolka Maroodi jeex ee xisbiga kulan kula yeelatay haween weynaha gobolka iyo degmooyinkiisa

Thursday November 12, 2020 - 09:38:21
0 Comments
699
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha garabka haweenka ee gobolka maroodi jeex ee xisbiga WADDANI Marwo Foosiya Maxamed Xirsi (Xaddiyo) Ayaa xafiiska gobolka Maroodi jeex ee xisbiga kulan kula yeelatay haween weynaha gobolka iyo degmooyinkiisa
Kulankaasi wuxuu daarnaa wacyigalinta iyo baraarujinta diwaangalinta kaadh qaadashada iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa ka qayb qaadashada doorka haweenka ee doorashada goleyaasha deegaanka iyo baarlamaanka Somaliland
Kulan kaasi wuxuu ku soo dhammaaday is fahan iyo hawlgalinta iyo u diyaar garowga fulinta hawlaha shaqo ee xisbigu gudo galayo







Leave a comment