Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo qaabiley, Hinda Xasan Idiris oo ka mid ahayd Aasa sayaashii Xisbiga Waddani

Tuesday October 22, 2024 - 01:13:51
0 Comments
22
Super Admin
Hargeysa (Xisbiga Waddani ) Guddoomiyaha Xisbiga Waddani. Xirsi Cali X Xasan
 ayaa caawa qaabilay Marwo Hinda Xasan Idiris oo ka mid ah aasaasayaashii Xisbiga Waddani. 

Marwo Hinda oo muddooyinkii u dambeeyay siyaasadda ka nasatay ayaa mar kale u diyaar ah dhisidda musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga Rejada Shacabka ee Waddani. Cabdiraxmaan  Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo sidii uu mar labaad Xisbiga Waddani u noqon lahaa xisbi Qaran, oo ku loolama siyaasada guud ee dalka tobanka sano ee soo socda, waxanay ka mid tahay haweenka dhanka ololaha saamaynta weyn ku leh Bulshada degmooyinka Axmed Dhagax, 31 May iyo gobolka Hawd.

Leave a comment