Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub

Monday October 21, 2024 - 23:23:08
0 Comments
14
Super Admin
Hargeysa (Xisbiga Waddani) Gudoomiyaha Xisbiga Waddani. Xrsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta magacaabay Masuuliyiin cusub oo ka mid noqon doona Xisbiga Rejada Shacabka ee Waddani.

Gudoomiyaha Xisbiga Rejada Shacabka ee Waddani. Mr. Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa masuuliyiinta Cusub ugu duceeyay in Ilaahay u fudaydiyo Xilka loo magacaabay, waxanu Gudoomiye Xirsi ku dardaaray in ay shaqadooda si hufan u gutaan. 

Leave a comment