Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani oo magacaabay La taliyayaal

Saturday October 19, 2024 - 20:52:31
0 Comments
34
Super Admin
Hargeysa (Xisbiga Waddani) Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Rejada Shacabka ee Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)  ayaa La Taliyaha Arrimaha Doorashooyinka isku sidkan ee Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga  u magacaabay Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun 

sido kale Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu Xildhibaan hore Maxamed Cali Xirsi (Obama) u magacaabay Ergayga gaarka ah ee wareega ee ololaha Doorashooyinka isku sidkan ee Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani 

Leave a comment