Marwada Musharaxa Xisbiga Waddani oo kulan la yeelatay Qaar ka mid ah Haween Weynaha Xisbiga Waddani

Saturday October 19, 2024 - 20:25:27
0 Comments
22
Super Admin
Hargeysa (Xisbiga Waddani ) Marwada Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDAN, Marwo Farduus Maxamed Rooble,
ayaa xalay hoygeeda ku qaabishay,isla markaana kullan kula yeelatay Haween weynaha Beesha Ba-dhulbahante..

Kullankaas ayaa lagaga wadda hadlay arrimo la xidhiidhay u diyaar garowga doorashooyinka food inagu soo haya ee Madaxtooyadda iyo ururadda iyo sidii loo dar-dargelin lahaa hawlaha shaqo iyo taageero ee Musharraxa Madaxaweyne ee Xisbiga  Rejada Shacabka ee Waddani

Sidoo kale Kulankaas waxa la isku raacay in la dhiso lana taageero Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) Waxaanu kulankaasi ku soo dhammaaday guul iyo is-afgarad buuxa.

Leave a comment