Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo xadhiga ka jaray Xafiisyo ku yaala magaalada Burco.

Saturday October 12, 2024 - 02:38:06
0 Comments
21
Super Admin
Burco –(Xisbiga Waddani) Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,

ayaa xadhiga ka jaray xafiisyo cusub oo ku yaala Magaalada Burco, Munaasibado kooban oo xadhiga lagaga jaraayay Xafiisyada Cusub, ayaa waxa ka soo qayb galay Masuuliyiinta xisbiga Waddani ee Magaalada Burco.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan. Ayaa taageerayaasha Xisbiga Waddani ee magaalada Burco ku booriyay in ay u diyaar garoobaan Doorashooyinka dalka.


Leave a comment