Xoghayaha Warshadaha ee Xisbiga WADDANI Mudane Sakariye Cabdiraxmaan Ismaaciil (Suldaan) ayaa agaasimaha Xarunta Dhexe ee Xisbiga WADDANI mudane Siciid Xaashi kala wareegay agabka ciyaaraha oo loogu talo galay dhallinyarada tartanka Ramadaanta ee magaalada Balligubadle ee xarunta gobolka Hawd ka qayb galaya.

Monday March 18, 2024 - 18:53:40
0 Comments
53
Xisbiga WADDANI

Leave a comment