Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Aqoonyahan Abdirashid Abdi Jama Ayaa Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Sabootinayo Gudoomiyihi Hore Ee Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Kiiniya Mudane Wardi Cayngal Oo Safar Dibada ah u Baxaya

Saturday October 17, 2020 - 20:57:35
0 Comments
531
Xisbiga WADDANI

Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Aqoonyahan Abdirashid Abdi Jama Ayaa Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Sabootinayo Gudoomiyihi Hore Ee Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Kiiniya Mudane Wardi Cayngal Oo Safar Dibada ah u Baxaya

Laguna Soo Dhawaynayey Gudoomiyaha Cusub Ee Jaaliyada Reer Somaliland ee Dalka Kiiniya Hogaamin Doona Inta Ka Haday Mudo Xileedka. 

 Waxay ahayd madal aad u qiimo badan oo la iskugu xaal waramayay, laguna dardaarayay gudoomiyaha cusub, gudoomiyaha xilka wareejinayay ayaa waxa uu is dul taagay wixii u qabsoomay mudadii uu xilka hayay.





Leave a comment