Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa galabta ka qayb galay munaasibad shahaadada dalladnimo lagu guddoonsiinayay dalladda Aqoonyahanka Horseed oo ka mid ah dalladdaha sida rasmiga ah ula shaqaynaya xisbiga WADDANI.

Friday February 23, 2024 - 22:13:39
0 Comments
96
Xisbiga WADDANI

Leave a comment