Hoggaanka sare ee xisbiga WADDANI ayaa xalay qaabilay dalladda Halgan iyo Haldoor oo ka mid ah dhallinyarada xisbiga. Dalladda oo buuxisay shuruudaha dalladnimo ayaa la gudoonsiiyay shahaadada aqoonsiga daladnimo ee xisbigu siiyo dalladaha wada shaqaynta la leh xisbiga WADDANI.

Saturday February 10, 2024 - 12:33:48
0 Comments
77
Xisbiga WADDANI

Leave a comment