Waftida ka socday Qaramada Midoobay iyo Safaaradda Ingiriiska waxa aan ka wada hadalnay xaaladda guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, arrimaha nabadgelyada ee Gobolka Sool, hannaanka doorashooyinka isku sidkan iyo dimuqraadiyadda, iyo ugu dambeyn arrimaha horumarinta Somaliland.
Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI
Maxamuud Aadan Jaamac "Galaal"