Murashaxa ayaa waxaa casho sharafta ku wehelinayey mas'uuliyiinta sarsare ee Xisbiga WADDANI.
Murashaxa ayaa dhawaan uun ku soo noqday Gobolka Togdheer halkaas oo uu muddo bil ku dhow u fadhiyey howlaha nabadda iyo xoojinta amniga guud ee Jamhuuriyadda Somaliland