Ujeeddo Magacaabis Garabka Dhalinyarada iyo Haweenka ee Gobolka Saaxil

Saturday September 26, 2020 - 12:49:13
0 Comments
962
Xisbiga WADDANI

( WMG ) 

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee gobolka saaxil Mudane Maxamed Aadan Jirde ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26-ka September 2020 magacaabay guddidda Garabka Dhalinyarada iyo Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ee Gobolka Saaxil





Leave a comment