Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka qaybgalay bandhigga Buugga Weerane oo xalay lagu qabtay Hargeysa.

Saturday June 10, 2023 - 08:15:03
0 Comments
225
Xisbiga WADDANI
Buugga waxa qoray Aqoonyahan Maxamed Baaruud oo ka mid ahaa dhalinyaradii UFO ee Dawladdii Siyaad Barre Xidhay. Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa buuggan ku tilmaamay mid xambaarsan taariikh mug weyn oo dhallinyarada Somaliland aqoon muhiim ah ka faa'iidayaan, waxaanu qoraagga ku ammaanay in aanu dadaalka iyo halganka ka nasan ilaa yaraantiisii. May be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person and textMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, lighting and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 11 people and dais

Leave a comment