Magaalada Boorama Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro,Musharrax Madaxweyne Ku xigeen Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Masuuliyiin ka tirsan Hogaanka Xisbiga WADDANI ayaa Kormeer ku maray goobaha kala duwan ee ay ka socoto bixinta kaadhka cod bixiyaha Doorashada.

Friday June 02, 2023 - 23:23:30
0 Comments
203
Xisbiga WADDANI
Musharraxa iyo Masuuliyiinta kale ayaa goobaha ay mareen waxa ay ka xaal waraysteen Sida ay u socoto kaadh qaybintu. May be an image of 7 people and people studyingMay be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people, dais and text that says 'WADDANT 304'May be an image of 4 people, car and daisMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 4 people and dais

Leave a comment