Weftiga ayaa ka xaal waraystay qaabka ay u socoto Kaadh bixintu Guddoomiyayaasha goobaha ay mareen,Dhanka kale waxa bulshada ay ugu baaqeen inay Qaataan kaadhka cod bixinta.