Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X,Xasan ayaa Ka qayb galay Kulan lagu soo gunaanaday Shaqaaqadii ka dhacday deegaanka Cali saahid.

Wednesday May 24, 2023 - 23:01:26
0 Comments
150
Xisbiga WADDANI
Musharraxa iyo Guddoomiyaha oo Door laxaad leh ka qaatay sidii kulankani u qabsoomi lahaa isla markaasina loo qaadan lahaa Nabad ayaa halkaasi ka hadlay waxaana ay bogaadiyeen Labada dhinac ee Heshiiska gaadhay Waxa sidoo kale ay muujiyeen sida ay uga go'an tahay ka xisbi ahaan nabadaynta dalka iyo dadka. May be an image of 3 people and daisMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 9 people, dais and textMay be an image of 10 people and daisMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 3 people and beardMay be an image of one or more people, table and daisMay be an image of one or more people and tableMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 1 person, studying and hospitalMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and text that says 'MH BURAO'May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people and dais

Leave a comment