Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 8da September 2020 magacaabay Xoghayaha Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Xisbiga WADDANI

Tuesday September 08, 2020 - 16:34:52
0 Comments
576
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG )

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 8da September 2020 U magacaabay Mudane Axmed Cismaan Axmed Cali Xoghayaha Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Xisbiga WADDANI.



Leave a comment