Hargeysa ( WMG ) Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Ayaa maanta u magacaabay Mudane Xuseen Cismaan Cabdi (Gadhle) Xoghaye ku-xigeenka Difaaca & Gaashaandhiga ee Xisbiga WADDANI.