Shirka todobaadlaha ee xoghayayaasha Xisbiga WADDANI Oo Maanta ka qabsoomay xarunta dhexe

Wednesday August 26, 2020 - 14:44:43
0 Comments
610
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG )
Shirka todobaadlaha ee xog-hayayaasha Xisbiga WADDANI ayaa maanta ka qabsoomay xarunta dhexe ee xisbiga waxaana shir-guddoominayey xog-hayaha guud ee Xisbiga Mudane Khadar Xuseen Cabdi
Waxa shirka lagu lafo guray arrimaha doorashooyinka iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa.















Leave a comment