#Sawiro Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan Hoggaamiyaha Xisbiga Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, Guddoomiye Xigeenka 1-aad Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo masuuliyiin kale ayaa xalay magaalada Burco kaga qayb galay munaasibad balaadhan oo musharraxa Golaha Wakiillada Gobolka Togdheer Cabdillaahi Yuusuf Axmed iyo Musharraxa Golaha Deegaanka Burco Suldaan Jaamac Nuux ku dardar gelinayeen u diyaar-garowga hawlahooda ololaha Doorashada qabsoomaysa 31-ka May.

Wednesday May 19, 2021 - 19:20:35
0 Comments
667
Xisbiga WADDANI

Leave a comment