Dadka Suuriyaanka ah iyo Dadka Yementa ah ee inoo yimid dalxiis inoogumay iman ee dagaalo dalalkoodi ka dhacayba inoo keenay

Monday August 10, 2020 - 12:08:23
0 Comments
516
Xisbiga WADDANI


Hargeysa ( WMG ) 

Dadka Suuriyaanka ah iyo Dadka Yementa ah ee inoo yimid dalxiis inoogumay iman ee dagaalo dalalkoodi ka dhacayba inoo keenay waana dad duruufi ka muuqato.
Umadda Somaliland Xisbi ahaan waxaanu ugu baaqayna in loo naxariisto si Alle inoogu naxariisto.


Xukumadda ayey waajib ku tahay in loo sameeyo kaamam lagu xannaaneeyo hay'addi barakacayaasha iyo qaxoontiga Ninki Guddoomiyaha ka ahaa wuxu ku mashquulsan yahay Xisbiyadda in u ka dhex shaqeeyo Makhaayadaha waaweyna shaah iyo sheeko u la dhex fadhiyo waana Ayaan darro weyn maananu fahmin miisanka mas'uuliyaddu leedahay!

Xog-haya Arrimaha gudaha Xisbiga WADDANI. Mudane' Eng. Maxamed Faarax Cabdi

Leave a comment