Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan Xoghayeyaal iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta ka qayb galay xafladda shaacinta Musharraxa Golaha Wakiillada gobolka Maroodijeex Mudane Xasan Cabdi Maxamed iyo golaha deegaanka Hargeysa Mudane Muuse Maxamed Ducaale

Saturday May 15, 2021 - 17:03:04
0 Comments
725
Xisbiga WADDANI

Leave a comment

You have 350 characters remaining.