Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ahna Musharraxa Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta oo taariikhdu tahay 07/04/2021 magacaabay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga WADDANI iyo Xoghayaha Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka ee Xisbiga WADDANI .

Wednesday April 07, 2021 - 13:10:02
0 Comments
549
Xisbiga WADDANI

Leave a comment