Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Xoghayaha Guud Mudane Khadar Xuseen Cabdi iyo Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Xisbiga Maxamuud Saleebaan Doob ayaa Xarunta Xisbiga ku qaabilay musharrax Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo u sharraxan Golaha Wakiillada Gobolka Togdheer iyo Suldaan Jaamac Nuux oo u sharraxan Golaha Deegaanka Degmada Burco si diirranna ugu soo dhaweeyay xisbiga WADDANI.

Monday March 15, 2021 - 14:57:01
0 Comments
1080
Xisbiga WADDANI

Leave a comment