Guddoomiye Cirro oo gurigiisa ku soo booqday Madaxweynihi horre ee Somaliland Mudan' Axmed Maxamed Maxamud Siilanyo

Friday July 31, 2020 - 19:15:48
0 Comments
777
Xisbiga WADDANI
Guddoomiye Cirro' Xildhibaan Guddoomiye C/qaadir Jirde iyo Xildhibaan Nac-nac oo gurigiisa ku soo booqday Madaxweynihi horre ee Somaliland Mudan' Axmed Maxamed Maxamud Siilanyo Munaasibadda Ciidal odxadana hambalyaddi iyo Salaanti Ciida la soo wadaagay.




Leave a comment