Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta gurigiisa ku bookhday Boqorka guud ee beelaha Ayuub Boqor Cali Xuseen Kaahin oo in dhawayd xanuunsanayay.

Sunday February 07, 2021 - 16:28:36
0 Comments
619
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha oo ay weheliyeen xoghayaha Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Eng Axmed Cismaan Axmed iyo xoghayaha Arrimaha Bulshada Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa Boqorka oo xaaladdiisu ka soo raynayso Alle uga baryay caafimaad khayr leh oo taam ah.

May be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 3 people, people sitting and indoorMay be an image of 3 people, people sitting and outdoorsMay be an image of 1 person, beard, eyeglasses and indoorMay be an image of 2 people, people sitting, footwear and indoorMay be an image of 1 person and eyeglassesMay be an image of one or more people, beard and indoorMay be an image of 5 people, people standing and indoor

Leave a comment