Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta Shir-guddoomiyay kulanka Guddida Fulinta Iyo Xoghayeyaasha ee Xisbiga WADDANI oo ka qabsoomay Xarunta Dhexe
Saturday January 23, 2021 - 13:43:41
0 Comments
532
Xisbiga WADDANI
Afhayeenka Xisbiga Mudane Barkhad Jaamac Batuun oo faahfaahin ka bixiyay kulanka ayaa tilmaamay in si mug leh loogu lafo guray u diyaargarowga doorashooyinka Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka.