Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo weftiga uu hoggaaminayo ayaa shalay galinkii dambe kormeer ku sameeyay Degmooyinka Xuddunn Bohol iyo deeggaanno balaadhan oo ka mid ah gobolka Sool. Madaxda Xisbiga ayaa bulshada deegaannada ay mareen ku baraarujiyay in ay ka qayb galaan diwaangelinta kaadhka codbixinta si ay u dooran karaan wakiilladooda goleyaasha Qaranka. Weftiga ayaa isla shalay galinkii hore kormeer ku sameeyay magaalada Laascaanood iyo deegaanno badan oo ay si habsami ah uga socoto diwaangelinta kaadhka

Monday January 11, 2021 - 08:13:09
0 Comments
388
Xisbiga WADDANI

Leave a comment