Guddoomiyuhu waxa uu saaka soo indha indheeyey Goobaha ay ka socoto maalinta labaad diiwaangelinta kaadhka codbixiyayaasha ee JSL, sida oo kale waxa uu la soo shaaheeyey Guddoomiyuhu subixii hore qeybo ka tirsan bulshada reer Berbera