Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka kormeer balaadhan ku sameeyey goobaha ay ka bilaabantay isdiiwaangelinta kaadhka codbixiyayaasha Qaranka Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.

Sunday December 13, 2020 - 18:53:20
0 Comments
445
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha iyo wefdigiisu waxa ay u kuurgaleen isla markaana indho indheeyeen badiba goobaha ay ka socoto is diiwaangelinta kaadhka codbixiyayaasha, iyaga oo ku dardaaray howlwadeenada ka socday KDQ in gacanta dadjiyaan maadaama dadku ay xeeb joogaan.
Image may contain: 5 people, people standingImage may contain: 7 people, people standingImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 4 peopleImage may contain: 9 people, people standingImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 personImage may contain: 4 peopleImage may contain: one or more peopleImage may contain: 2 peopleImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 2 people, people sitting and people standingImage may contain: 3 people, people standing and sunglassesImage may contain: 4 people, outdoorImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 7 people, people standing and suitImage may contain: 1 person, crowd and outdoor


Leave a comment