Wararka

Friday September 22, 2023 - 13:44:48
Visits: 4
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Murashaxa ayaa waxaa casho sharafta ku wehelinayey mas'uuliyiinta sarsare ee Xisbiga WADDANI. Murashaxa ayaa dhawaan uun ku soo noqday Gobolka Togdheer halkaas oo uu muddo bil ku dhow u fadhiyey howlaha nabadda iyo xoojinta amniga guud ee Jamhuuriyadda Somaliland
Tuesday August 22, 2023 - 11:17:43
Visits: 51
0 Comments
Xisbiga WADDANI
murrasha iyo siyaasi Jamaal kulanka dhexmaray oo qaatay laba saacadood waxay ka wada hadleen xaaladda Somaliland ku sugantay gaar ahaanna siyaasadda iyo arrimaha ammaanka. Labada oday ayaa arrimaha ay lafa gureen ka gaadhay is afgarad iyo horusocod.
Tuesday August 15, 2023 - 11:14:54
Visits: 50
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Wariye Bushaaro Baanday waxa xuquuqdeeda iyo xorriyaddeeda looga qaaday si sharci darro ah, iyada oo aan sifo sharci ah loo marin xadhiggeeda, islamarkaana ay muddo Saddex bilood ah xukun la'aan ku xidhnayd Xukunkeedu waa mid ka hor imanaya xorriyatul qawlka iyo shuruucda dalka oo Dastuurku ugu…
Thursday August 10, 2023 - 12:10:08
Visits: 58
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Hoggaanka Xisbiga iyo Safiirku waxay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka cakiran ee Somaliland, xaaladaha amniga iyo nabadgelyo darro, xuqquda insaanka, xorriyad qorlka iyo xaaladda ka jirta Laasacaanood iyo gobolka Sool. Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI Mahmoud Adam Jama "Galaal"
Thursday August 10, 2023 - 09:02:47
Visits: 51
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Hoggaanka Xisbiga iyo Weftiga Boqortooyada Middowday (UK) ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka cakiran ee Somaliland, xaaladaha nabadgelyo darro ee soo kordhay iyo xalka Laasacaanood. Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI Mahmoud Adam Jama "Galaal"
Wednesday August 02, 2023 - 10:08:26
Visits: 81
0 Comments
Xisbiga WADDANI
TACSI Musharraxa madaxweynaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka ee Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada, Qaraabada, asxaabta, waxgaradka, waayeelka,…
Wednesday July 26, 2023 - 20:28:56
Visits: 81
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharraxu waxa uu Illaahay uga baryaya Marxuumka in uu su'aasha u fududeeyo, una dambi dhaafo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, qoyska balaadhan ee reer Jirde Xuseen Ducaale, ehelka, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaan bulshada uu marxuumku ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo. إِنَّا…
Wednesday July 26, 2023 - 13:07:13
Visits: 54
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Nidaamka dawladnimo waxa sees ama udub dhaxaad u ah labada tiir ee kala ah 1. Nabad-gelyada 2. Cashuurta laga qaado dadweynaha waxa muuqata in dhawaanahan ay soo if-baxayaan arrimo wiiqi kara tiirarkaa aan soo sheegay oo maalmahan danbe waxaynu warbaahinta ka daawanay beelaha dega Gobolada Galbeedka…
Tuesday July 04, 2023 - 23:15:35
Visits: 98
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharrax Madaxweynaha iyo madaxda xisbiga ee wehelinayay ayaa qaybaha bulshada ku bogaadiyay sidii xilkasnimada lahayd ee ay bulshada ugu wacyigeliyeen uguna soo saareen hawlgalkii qaadashada kaadhadhka codbixinta.
Tuesday July 04, 2023 - 12:38:43
Visits: 85
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Masuuliyiinta xisbiga ayaa dhallinyarada la wadaagay qorshaha xisbiga ee ku aaddan horumarinta ciyaaraha iyo dhiirigelinta dhallinyarada bahda ciyaaraha, waxaanay ku boorriyeen in ay qayb ka noqdaan dadaallada isbedel doon ee dalka ka socday islamarkaana taageeraan xisbiga.