Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, asxaabta, waxgaradka iyo guud ahaan ummadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Dr Aadan Yuusuf Abokor oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

Wednesday November 18, 2020 - 18:51:21
0 Comments
558
Xisbiga WADDANI
Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, asxaabta, waxgaradka iyo guud ahaan ummadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Dr Aadan Yuusuf Abokor oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

"Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska, ehelka, asxaabta, waxgaradka, Mujaahidiintii UFFO, iyo Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Dr. Aadan Yuusuf Abokor oo saaka ku geeriyooday dalka Turkiga,”


ayuu yidhi Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.




Leave a comment