Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, asxaabta, waxgaradka iyo guud ahaan ummadda Soomaalida ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Wednesday November 18, 2020 - 18:25:40
0 Comments
394
Xisbiga WADDANI

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, asxaabta, waxgaradka iyo guud ahaan ummadda Soomaalida ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

"Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska, ehelka, asxaabta, waxgaradka, dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan geerida naxdinta leh ee ku timid Raysalwasaarihii hore ee dawladdii la isku odhan jiray Soomaaliya Marxuum Cumar Carte Qaalib oo goor dhaweyd xaqii ugu yimid Magaalada Hargeysa,”


ayuu yidhi Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.



Leave a comment