Sawirrada soo dhaweynta Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo maanta dalka dib ugu soo noqday, kaddib muddo safar shaqo ah oo uu ku maqnaa wadamo katirsan qaaradda Yurub.

Tuesday November 17, 2020 - 10:55:26
0 Comments
504
Xisbiga WADDANI
Sawirrada soo dhaweynta Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo maanta dalka dib ugu soo noqday, kaddib muddo safar shaqo ah oo uu ku maqnaa wadamo katirsan qaaradda Yurub.
Soo dhaweynta Guddoomiyaha waxaa horkacayey Hoggaanka sare ee Xisbiga, Guddida Fulinta, Xoghayayaasha Xisbiga, Garabada Haweenka iyo Dhalinyarada, Maamulka Gobolka Maroodijeex iyo haldoor kale oo ka tirsan taageerayaasha Xisbiga WADDANI.























Leave a comment