"Taageerayaasha WADDANI waxaan leeyahay Cadhadu waa idinka xaaraan" Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani

Tuesday October 15, 2024 - 19:52:05
0 Comments
15
Super Admin
Hargeysa (Xisbiga Waddani) Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani, Khadar Xusen Cabdi ayaa shir jaraa`id oo uu maanta ku qabtay Xarunta Guud ee Xisbiga Waddani waxa uu taageerayaasha Isbedel doonka ah ee Xisbiga waddani ugu baaqay in aanay cadhoon, una diyaar garoobaan Doorashooyinka dhawaan ka qabsoomi doona dalka.

Leave a comment