Xisbiga WADDANI ayaa agab ciyaareed oo dhamaystiran oo qayb ka ah tartanka murashaxa Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ku wareejiyey gobollada Togdheer, Saaxil, Saraar iyo Daadmadheedh.

Tuesday March 19, 2024 - 22:56:21
0 Comments
46
Xisbiga WADDANI
Munaasibad kooban oo lagu qabtay xarunta dhexe ee xisbiga WADDANI ayna ka qaybgaleen Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha Mudane Yuusuf Tadhase, Xoghayaha waxbarashada Mudane Muuse Askar, Agaasime kuxigeenka xarunta Dhexe mudane Khadar Xasan Axmed, hogaanka abaabulka iyo wacyigalinta garabka haweenka heer qaran Marwo Aamina Furre, Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga WADDANI iyo masuuliyiin kale, waxaana agabkan lagu wareejiyey masuuliyiin ka socday gobolladaas. Masuuliyiinta ka socday gobolladan oo hadallo kooban ka jeediyey madasha ayaa dhammaantood u mahadnaqay Murashaxa Madaxwayne Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo koobkan maalgaliyey, waxaana ay ballanqaadeen inay si hufan u gaadhsiin doonaan deegaannada loogu talo galay. Waxa sidoo kale goobta lagu soo bandhigay agabka loogu talo galay Gobolka Awdal oo isna dhawaan la gaadhsiin doono. No photo description available.No photo description available.May be an image of textMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personNo photo description available.May be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person, headscarf and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person, playing soccer and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 5 people, dais, newsroom and textMay be an image of 3 people, dais, newsroom and textMay be an image of 5 people, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people, dais and text that says 'MEDIA S'May be an image of 6 people and daisMay be an image of 5 people, newsroom, dais and textMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 5 people, dais, newsroom and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais, newsroom and text that says 'KF MEDIA'May be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and newsroomMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people

Leave a comment