Murashaxa Madaxweyne xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan Guddoomiyaha xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo guddoomiye ku xigeenka 2aad Golaha Wakiillada Soomaliland Mudane Cali xaamud ayaa booqasho ugu tagay siyaasiga weyn ee Wasiir hore Abiib Timacad.

Tuesday February 20, 2024 - 13:38:01
0 Comments
109
Xisbiga WADDANI
Musharraxa Iyo Masuuliyiinta kale ayaa Ilaahay ugu baryey siyaasiga Abiib Timacad Caaafimaad Dhinaca Kale siyaasi Abiib Ayaa uga Mahadceliyey booqashada Ugu yimaadeen May be an image of 1 person and smilingMay be an image of 5 people, television, bed and bedroom

Leave a comment