Murashaxa waxaa qado sharafta kala qeybgalay,Musharraxa madaxweyne kuxigeenka Xisbiga WADDANI Ambassador. Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, hoggaanka Xisbiga, munayaal ka tirsan Golaha Wakiilada iyo marti sharaf kale.
Culimadii dhigaysay Kutubta aqoonta ah ee Diiniha ah ayaa Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI uga mahadceliyey soo dhaweynta Iyo martisoorka uu u fidiyey.