Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa saaka hoygooda ku booqdey Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Xussen oo ka tirsan Golaha Guurtida. Musharraxa ayay si waafi ah isu xog waraysteen Cabdi Haybe iyo XIldhibaan Cabdiqaadir

Saturday February 17, 2024 - 12:02:28
0 Comments
140
Xisbiga WADDANI
Musharraxa waxa booqashada ku wehelinayey Xoghaye Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase iyo Siyaasi Saleebaan Cabdillaahi Daahir Dogox. May be an image of 5 people, the Oval Office and daisMay be an image of 2 people, people smiling and eyeglassesMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person, eyewear and scooterMay be an image of 2 people and suit

Leave a comment