1. In la la xoojiyo hawlaha Guddiyada Degmooyinka
2. In degmo waliba ay bilowda diiwaangelinta Xubinimada Xisbiga.
3. In Degmada hormuudka u noqota qaadashada Kaadhka Xubinimada Xisbiga ay heli doonto Abaalmarin.
4. In la xoojiyo wada shaqaynta xafiiska gobolka iyo xafiisyada degmooyinka iyo xidhiidhka Xarunta Dhexe iyo Xafiiska gobolka.
5. In xaruntu si toosa uga jawaabto baahiyaha aasaasiga ah ee Degmooyinka yaala.