Murrashaxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaaa xafiiskiisa ku qaabilay siyaasi Jamaal Cabdi Muuse oo muddo ku soo jiray siyaasadda Somaliland xilalna ka soo qabtay.

Thursday February 08, 2024 - 00:03:59
0 Comments
49
Xisbiga WADDANI
Siyaasi Jamaal oo si rasmi ah ugu soo biiray xisbiga WADDANI ayuu Musharraxu si kal furan u soo dhaweeyay una sheegay in Xisbigu yahay mid u taaggan ururinta iyo horumarka bulshada Somaliland. May be an image of 2 peopleMay be an image of 3 people, suit, road and streetMay be an image of 3 people and suitMay be an image of 3 people and textMay be an image of 5 people and text that says 'MALILAND WAB MALILAND NATIO'May be an image of 4 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people, eyewear, wrist watch and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 people, newsroom and text that says 'HARGEISA'May be an image of 2 people, newsroom and text that says 'HARGEISA S'May be an image of 1 person and newsroomMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, newsroom and text

Leave a comment