Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiir hore Axmed Muumin Seed iyo guddoomiyaha Garabka dhalinyarada heer qaran Cabdirashiid Cabdi Jaamac ayaa waxa lagaga hadlayay xaalka dalka iyo ka gobolka Awdal.