Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa qaybo ka mid ah dad weynaha degmada 31-ka May ee magaalada Hargeysa maanta kulan is xogogaal waraysi ah la qaatay.

Friday January 19, 2024 - 23:13:02
0 Comments
82
Xisbiga WADDANI

Leave a comment