Shirkan oo ay hoggaaminaysay guddoomiyaha Garabka Haweenka Marwo Foosiye Kayse, goobjoogna ahayd guddoomiye kuxigeenka xisbiga Marwo Milgo Sanbalooshe ayaa lagu gorfeeyay dardar gelinta hawlaha xisbiga ee kaalinta haweenka iyo tabaabushaha doorashooyinka dalka ka qabsoomaya sanadkan.